• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, February 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

ku dhawaad 30 qof oo sannado badan ku xiran xabsiyada magaalada Garoowe maxkamad la’aan – Puntland Put up

admin by admin
May 15, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ilaa 29 qof oo lavatory haysto eedaymo kala duwan ayaa Garoowe mudda dheer ugu xiran si baalmarsan xeerarka iyo dastuurka Puntland tan oo xaqiijinaysa hadal uu horay u sheegay wasiirka Caddaaladda Puntland.

Wasiir Maxamed Cabdiwahaab oo hadal ka jeediyay shir ku saabsan Caddaaladda oo 28 December 2024 lagu qabtay Garoowe ayaa xaqiijiyay in saldhigyada Booliska ay sannado badan isaga jiraan dad la iska xirtay, aan wax caddaalada helin, taasi oo ka baxsan xaquuqda insaanka.

Haddaba, Puntland Put up ayaa heshay magacyada ilaa 29 qof oo sannado lagu hilmaamay xabsiga Garoowe, kuwaasi oo aan weli helin fursad maxkamadeed oo caddaalad ku dhisan, si ka baxsan xeerarka iy dastuurka Puntland, taasi oo fadeexad ku ah waaxda danbi-baarista C.I.D Garoowe iyo hay’adaha Garsoorka.

Qoysaskooda iyo sharci-yaqaanno madaxbannaan ayaa ku eedeeyay hay’adaha garsoorka iyo kuwa amniga ee Puntland in ay dayaceen waajibaadkooda sharciga ah ee ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta.

“Waxaan ogaanay in dadkaasi lagu hayo hab xad-gudub ku ah dastuurka iyo xeerarka dalka,” ayaa laga soo xigtay qareen u dooda xuquuqda maxaabiista oo intaasi raaciyay “Waxaa muhiim ah in si degdeg ah lavatory eegaa kiiskooda, maxkamadaha awoodda ulehna ay kiiskooda furaan.”

Hoos ka akhriso 29ka qof magacyadooda

PUNTLAND POST

READ ALSO

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal

Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit

Source_link

Tags: badandhawaadGaroowelaaanmagaaladaMaxkamadPostPuntlandqofsannadoxabsiyadaxiran

Related Posts

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal
Latest News

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal

February 12, 2026
Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit
Latest News

Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit

February 12, 2026
Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

February 12, 2026
Latest News

Madaxweyne Xasan sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey guusha Kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika

February 12, 2026
US Senate raises concern over Somaliland’s alleged function in UAE-linked RSF provide routes
Latest News

US Senate raises concern over Somaliland’s alleged function in UAE-linked RSF provide routes

February 12, 2026
Florence {Hardware} transforms into Hope Ministries serving 1000’s
Latest News

Florence {Hardware} transforms into Hope Ministries serving 1000’s

February 11, 2026

POPULAR NEWS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal
  • Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit
  • Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.