• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, July 19, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo ciidamada PSF ka mamnuucday in ay wax dhaq dhaqaaq ah ka sameeyaan Gaalkacyo – Puntland Submit

admin by admin
May 18, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Waxaa maanta ka qabsoomay xafiiska maamulka gobolka shir degdeg ah oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Mudane Faysal Sheikh Cali, kaas oo ay ka soo qayb galeen xubnaha Guddiga Amniga Gobolka Mudug.

Shirka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray fal amni darro ah oo ay dowladdu sheegtay in ay xalay magaalada Galkacyo ay ka sameeyeen ciidamo aan ka tirsanayn kuwa sharciga ah ee Puntland, Waxaa shirka lagaga hadlay qodobo muhiim ah oo lagu xoojinayo amniga gobolka, kuwaas oo kala ah:

1: In falkii xalay ka dhacay magaalada uu ahaa fal sharci darro ah oo aan la aqbali doonin
2: In si buuxda bathroom mamnuucay dhaqdhaqaaq kasta oo ciidamo sharci-darro ah ay ka sameeyaan gobolka.
3: In ciidamada ammaanka la faray inay tallaabo ka qaadaan cid kasta oo isku dayda inay khalkhal geliso amniga magaalada iyo guud ahaan gobolka.

Intii uu shirka socday, waxaa sidoo kale la adkeeyay mas’uuliyadda Guddiga Amniga Gobolka Mudug ee sugidda amniga guud, iyadoo la farayo shacabka iyo hay’adaha amniga in ay si dhow u wada shaqeeyaan si bathroom ilaaliyo xasilloonida iyo kala dambeynta gobolka.

Shirka ayaa kusoo dhammaaday is-afgarad buuxa iyo go’aan midaysan oo ku aaddan ilaalinta amniga gobolka, iyo in la dardargeliyo howlaha amniga iyadoo lala dagaallamo cid kasta oo caqabad ku noqota nabadda iyo amniga.

Halkaan ka daawo muuqaalka

PUNTLAND POST

READ ALSO

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company

Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa





Source_link

Tags: CiidamadadhaqdhaqaaqGaalkacyomamnuucdayPostPSFPuntlandsameeyaanwax

Related Posts

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company

July 19, 2025
Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa
Latest News

Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa

July 19, 2025
Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 
Latest News

Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 

July 19, 2025
Individuals feeling barely higher about economic system, new survey exhibits
Latest News

Individuals feeling barely higher about economic system, new survey exhibits

July 19, 2025
Former congressman Billy Lengthy sworn in as IRS commissioner
Latest News

Former congressman Billy Lengthy sworn in as IRS commissioner

July 19, 2025
Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish
Latest News

Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish

July 18, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
24-year-old man useless after veering off highway, hitting tree in Butler Co.

24-year-old man useless after veering off highway, hitting tree in Butler Co.

November 27, 2024
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company
  • Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa
  • Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.