• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, June 22, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladaha  Carabta oo si adag u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Muqdisho

admin by admin
May 20, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO – Masar, Qatar iyo Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay weerar ismiidaamin ah oo Axaddii ka dhacay meel u dhow saldhigga milatari ee Damaanyo, magaalada Muqdisho, kaasoo sababay khasaare naf iyo maalba leh.

 

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Masar ayaa war-saxaafadeed ku sheegtay in ay “si xooggan u cambaareyneyso” weerarka, iyadoo muujisay taageero buuxda oo ay la garab taagan tahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Masar waxay sidoo kale tacsi u dirtay qoysaska dhibbanayaasha iyo shacabka Soomaaliyeed, iyadoo u rajeysay dhaawacyada in ay si dhaqso ah u bogsadaan.

Qatar ayaa iyaduna si rasmi ah u cambaareysay weerarkaasi, iyadoo xustay in Dooxa ay weli ka go’an tahay ka hortagga dhammaan noocyada argagixisada iyo rabshadaha.

Sidoo kale, Imaaraadka Carabta ayaa bayaan la mid ah ku muujiyay taageero iyo tacsi u diraya dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qoysaska ay waxyeelladu soo gaartay.

Sida ay sheegeen ilo-wareedyo maxalli ah, qofka weerarka fuliyay ayaa isku qarxiyay xilli uu ka dhex jiray dad dhalinyaro ah oo saf ugu jiray isdiiwaangelinta ciidamada xoogga dalka.

Ilaa hadda cid sheegatay masuuliyadda weerarka ma jirto, hase yeeshee ciidanka ammaanka ayaa kordhiyay feejignaantooda, iyadoo baaritaanno socdaan.



Source_link

READ ALSO

Deputy Overseas Minister Welcomes Senior UN Delegation in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Sidee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ula wareegeen Sabiid iyo Caanoole?

Tags: adagcambaareeyaydhacayDowladahaCarabtaismiidaamintaMuqdishoweerarkii

Related Posts

Deputy Overseas Minister Welcomes Senior UN Delegation in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Deputy Overseas Minister Welcomes Senior UN Delegation in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

June 22, 2025
Latest News

Sidee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ula wareegeen Sabiid iyo Caanoole?

June 22, 2025
Cincinnati teen speaks out on deportation to Honduras
Latest News

Cincinnati teen speaks out on deportation to Honduras

June 22, 2025
US has struck three Iranian nuclear websites, Trump says, becoming a member of Israeli air marketing campaign
Latest News

US has struck three Iranian nuclear websites, Trump says, becoming a member of Israeli air marketing campaign

June 22, 2025
Guddoomiyaha degmada EYl ee gobolka Nugaal oo toorrey lagu dhaawacay – Puntland Put up
Latest News

Guddoomiyaha degmada EYl ee gobolka Nugaal oo toorrey lagu dhaawacay – Puntland Put up

June 21, 2025
Somalia Participates in Opening of 51st OIC Council of International Ministers in Istanbul – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia Participates in Opening of 51st OIC Council of International Ministers in Istanbul – Somali Nationwide Information Company

June 21, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Deputy Overseas Minister Welcomes Senior UN Delegation in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Sidee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ula wareegeen Sabiid iyo Caanoole?
  • Cincinnati teen speaks out on deportation to Honduras
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.