• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, March 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

admin by admin
May 21, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay un siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolka Mudug oo horay Puntland ugu soo horkacay Itixaad iyo maxaakiintii ay mar kale maanta Gaalkacyo ka abaabulayaan qalalaase amni, si ay dhabar-jebin ugu sameeyaan hawlgalka Calmiskaad.

Xildhibaan Dhaashane oo wareysi bixiyay ayaa ku eedeeyay siyaasiyiintaasi in ay mar kasta horgal u yihiin cadowga Puntland laga soo bilaabo argagixisadii Itixaad iyo Maxaakiinta la baxay ilaa maanta, oo ay Villa Somalia u xil saartay in ay qalalaase iyo fowdo geliyaan magaalada Gaalkacyo, si ay dhabar-jebin ugu sameeyaan hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish ee buuraha Calmiskaad.

“Mudug Waxa ka jira niman siyaasiyiin ah oo asalkoodii hore Itixaad iyo Maxaakiin u soo horkacay Puntland, islamarkaana dabeecad u leh Mudug markii Raggu ka tego oo Cadowga la dirirayo in ay dhabar-jebiyaan oo dumarka iyo Carruurta u daba maraan, waana kuwa hadda qalalaasaha iyo fowdada Xasan Shiikh u soo xil saaray ka abaabulaya Gaalkacyo si ay u dhabar-jebiyaan Hawlgalka Calmiskaad ee Raggii ku maqan yahay” ayuu yiri xildhibaan Dhaashane.

Wuxuu intaasi raaciyay in mar kasta oo siyaasiyiintaasi soo raacaan Cadowga Puntland aysan guulaysan jirin, haddana ku fashilmi doonaan qalalaasaha iyo fowdada ay ka abaabulayaan magaalada Gaalkacyo, oo sida uu sheegay ay mashruuc kaga soo qaateen Villa Somalia, si ay Puntland uga mashquuliyaan hawlgalka Calmiskaad ee sifaynta mileeshiyaadka Daacish.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3

Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish

Source_link

Tags: CadowgaGaalkacyojirayPostPuntlandqasayaraaciragsoowaxaaweligood

Related Posts

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3
Latest News

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3

March 16, 2026
Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish
Latest News

Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish

March 16, 2026
Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company

March 16, 2026
Web outage hits Congo-Brazzaville throughout presidential vote
Latest News

Web outage hits Congo-Brazzaville throughout presidential vote

March 16, 2026
Rift between Somalia’s president and Southwest state chief erupts into violence
Latest News

Rift between Somalia’s president and Southwest state chief erupts into violence

March 16, 2026
Snow, wind sweep US; storms and tornadoes attainable later Sunday
Latest News

Snow, wind sweep US; storms and tornadoes attainable later Sunday

March 16, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3
  • Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish
  • Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.