• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, July 20, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Khayre oo la kulmay guddi ka socday qorayaasha, abwaannada, iyo hal-abuurka da’yarta

admin by admin
May 26, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaarihii hore, ahna Musharrax Madaxweyne, Xasan Cali Khayre ayaa kulan la yeeshay guddi ka socday qorayaasha, abwaannada, iyo hal-abuurka da’yarta Soomaaliyeed.

Da’yartu waxay Khayre la wadaageen dareenkooda hubanti la’aanta hiigsiga siyaasadeed ee dalka iyo walaaca ay ka qabaan mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed, waxeyna ku booriyeen inuu laba jibaaro dadaalkiisa samatabixinta xaaladda cakiran ee siyaasadda dalka, si dib loogu soo celiyo rajada sii lummaysa ee dhallinyarada, maadaama uu yahay hoggaamiye ay ku hanweynyihiin, horay lavatory soo tijaabiyay intii uu dalka ka ahaa wasiirka koowaad.

Dhankiisa, Mr Khayre ayaa la wadaagay da’yarta hal-abuurka ah sida uu ula qaybsanayo walwalka ay ka qabaan xaaladda siyaasadeed ee dalka, waxuuna ku dhiirrigeliyay in ay is abaabulaan oo ay kaalinta uga aadan ka qaataan geeddi-socodka siyaasadeed.

May be an image of 10 people and daisMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 3 people, headscarf, dais and text

Source_link

READ ALSO

Wasiir ka tirsan Jubaland oo geeriyooday – Puntland Put up

Somalia regional lawmaker Fahima Qooje resigns, rejoins Somaliland

Tags: abwaannadadayartaguddihalabuurkaiyoKhayrekulmayqorayaashasocday

Related Posts

Wasiir ka tirsan Jubaland oo geeriyooday – Puntland Put up
Latest News

Wasiir ka tirsan Jubaland oo geeriyooday – Puntland Put up

July 20, 2026
Somalia regional lawmaker Fahima Qooje resigns, rejoins Somaliland
Latest News

Somalia regional lawmaker Fahima Qooje resigns, rejoins Somaliland

July 20, 2026
Columbia-Tusculum residents say repeated flooding has turn into ‘constant subject’
Latest News

Columbia-Tusculum residents say repeated flooding has turn into ‘constant subject’

July 20, 2026
World Cup ultimate underway, Argentina faces Spain
Latest News

World Cup ultimate underway, Argentina faces Spain

July 19, 2026
Wasiirro ka tirsan Puntland oo booqday dekedda Boosaaso – Puntland Submit
Latest News

Wasiirro ka tirsan Puntland oo booqday dekedda Boosaaso – Puntland Submit

July 19, 2026
US applauds Somalia after extradition of Abdikerm Eidle in alleged 0 million Feeding Our Future fraud case
Latest News

US applauds Somalia after extradition of Abdikerm Eidle in alleged $250 million Feeding Our Future fraud case

July 19, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Wasiir ka tirsan Jubaland oo geeriyooday – Puntland Put up
  • Somalia regional lawmaker Fahima Qooje resigns, rejoins Somaliland
  • Columbia-Tusculum residents say repeated flooding has turn into ‘constant subject’
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.