• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, July 19, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit

admin by admin
May 27, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dr. Guuleed Saalax Barre oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa soo dhaweeyay baaq wadajir ah, oo ay soo saareen Isimada Dhaqanka Gobolka Bari, kaasi oo ay uga digeen xukuumadda Madaxweyne Deni boobka kheyraadka iyo macdanta degaannadaasi.

“Isimadu waxay kadigayaan isku dirka, kicinta iyo fidmadkasta oo ka dhalata deganada Dadku kala daganyiihin iyagoo tixraacaya Hadalkii ka soo yeeray dawaldda ee ahaa “dawaladu shaqadeedu waa inay dalka iib gayso” degaankasta dad ba dagan ama ilaashada waxayna abuuri kartaa kooxo hubaysan, Dagaal sokeeye, sidii aan horay u soo araganay Majiyahan iyo dhalan” ayaa lagu yiri baaqa Isimada Gobolka Bari.

Dr. Guuleed Saalax ayaa ku raacay Isimada Gobolka Bari digniintooda ku saabsan in dowladdu joojiso boobka kheyraadka iyo macdanta oo sifo aan sharci ahayn lavatory marayo “Waxaan adkaynaynaa talada Isimada ee ku aaddan hannaanka looga faa’iideysanayo khayraadka deegaanka, gaar ahaan Macdanta. Madaxweynaha iyo koxdiisa waxaan la wadaagaynaa cawaaqib xumada amni iyo bulsho ee ka dhalanaysa hirgelinta qorsheyaasha jariifka sharci darrada ah ee khayraadka barriga iyo badda.”

Baaqyada ka imaanaya Isimada iyo Siyaasiyiinta Puntland ee ka digaya boobka kheyraadka iyo macdanta ayaa bilowday kaddib markii dhawaan Madaxweyne Deni uu sheegay “in dowladda dalka iib-geynayso” islamarkaana uu xaqiijiyay warar isa soo tarayay oo tibaaxayay in dowladdu ku hawllan tahay macdan qodis aan sharci ahayn.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company

Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa





Source_link

Tags: adagbaaqboobkadegaannadadigniiniyokheyraadkalagaMacdantaPostPuntlandsaaraysoo

Related Posts

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company

July 19, 2025
Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa
Latest News

Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa

July 19, 2025
Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 
Latest News

Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 

July 19, 2025
Individuals feeling barely higher about economic system, new survey exhibits
Latest News

Individuals feeling barely higher about economic system, new survey exhibits

July 19, 2025
Former congressman Billy Lengthy sworn in as IRS commissioner
Latest News

Former congressman Billy Lengthy sworn in as IRS commissioner

July 19, 2025
Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish
Latest News

Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish

July 18, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
24-year-old man useless after veering off highway, hitting tree in Butler Co.

24-year-old man useless after veering off highway, hitting tree in Butler Co.

November 27, 2024
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company
  • Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa
  • Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.