• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, July 9, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Gen. Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo galabta ku geeriyooday magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya – Puntland Submit

admin by admin
May 28, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Alle ha u naxariistee, waxaa galabta magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ku geeriyooday Gen. Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo kamid ahaa La-taliyaasha Madaxweynaha Puntland Siciid Deni.

Geerida Gen. moorgan oo dhawaanahan ku xanuunsanaa magaalada Nairobi waxaa xaqiijiyay mas’uuliyiin ka tirsan Baarlamaanka iyo xukuumadda Puntland, kuwaasi oo qoyskii iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay uga tacsiyeeyay geerida marxuumka.

Alle ha u naxariistee, wuxu ku dhashay magaalada Qardho sannadkii 1949, waxaana uu Waxbarashada Hoose iyo Dhexe ku soo qaatay dugsiga hadda lavatory yaqaan ee Xaaji Mire ee magaalada Boosaaso, halka uu dugsiga Sare kaga baxay magaalada Muqdisho, kaddibna uu Ciidamada ku biiray Sannadkii 1967, isagoo Tababarro ciidan oo heerkoodu sarreeyo ku soo qaatay dalal ay ku jiraan Ruushka iyo Mareykanka.

Gen. Moorgan wuxuu kamid ahaa Taliyaashii ugu caansanaa Ciidamadii Xoogga dalka Soomaaliyeed ee dowladdii Kacaanka Jaalle Siyaad Barre, wuxu soo noqday Taliyihii Qeybta 21aad ee magaalada Dhuusamareeb iyo Taliyihii Qeybta 26aad ee Gobollada Waqooyi oo  fadhigeedu ahaa Hargeysa ilaa uu noqday Wasiirkii Gaashaandhiga dowladdaasi Militariga ahayd.

PUNTLAND POST

READ ALSO

CFD assistant chief beneath investigation, positioned on administrative go away

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming





Source_link

Tags: dalkagalabtageeriyoodayGenKenyamagaaladaMaxamedMoorganNairobiPostPuntlandSiciidXaruntaXirsi

Related Posts

CFD assistant chief beneath investigation, positioned on administrative go away
Latest News

CFD assistant chief beneath investigation, positioned on administrative go away

July 9, 2025
Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming
Latest News

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming

July 8, 2025
Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up
Latest News

Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up

July 8, 2025
Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company

July 8, 2025
Somalia, UAE focus on Boosting Humanitarian Help and Drought Response
Latest News

Somalia, UAE focus on Boosting Humanitarian Help and Drought Response

July 8, 2025
Reds ace Hunter Greene will not begin his rehab project but
Latest News

Reds ace Hunter Greene will not begin his rehab project but

July 8, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • CFD assistant chief beneath investigation, positioned on administrative go away
  • Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming
  • Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.