• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, July 10, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo baajisay bannaanbax qorshaysnaa in uu berri ka dhaco magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish

admin by admin
May 29, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Warqad ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dhinaca Puntland Faysal Shiikh Cali ayaa dib loogu dhigay bannaanbax nabadeed oo lavatory ballansanaa in uu Jimcaha berri ah ka qabsoomo magaalada Gaalkacyo, kaasi oo ay qaban-qaabinayeen dhalinyarada Gobolkaasi.

“Kadib markii aan qiimaynay diyaargarawga ay ubaahan yihiin hay’addaha sugaya amniga banaanbaxa oo aan waqtigu ku filayn. Kadib markii aan dhagaysanay xubnaha golaha Wasiiradda oo noocadeeyay inay gobolka u yimaadeen ka jawaabida Tabashada Bulshada Gobolka. Sidaas darteed waxaa guddiga amniga gobolku go’aamiyay in banaabaxaas dib lavatory dhigo illaa amar dambe” ayaa lagu yiri go’aankaasi.

Banaanbaxaas oo ay dhalinyaradu ku sheegeen mid ay ku muujinayaan cabashadooda ku aaddan baahiyaha ka jira Gobolka Mudug gaar ahaanna magaalada Gaalkacyo ayaa sida lagu sheegay go’aanka dowladda waxaa lavatory baajiyay sababo amni.

Roobabkii dhawaan ka da’ay Gaalkacyo ayaa sababay in ay xirmaan goobo waxbarasho, suuqyo, iyo xaafado badan oo ka mid ah magaalada, kuwaasi oo biyo fariisin noqday, islamarkaana aysan dowladdu waxba ka qaban, siday tilmaamayaan dhalinyarada Gobolka Mudug oo cabasho ka muujinaya xaaladda liidata ee ka jirta Gaalkacyo.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Winner of $1 million jackpot to be chosen at Ripley Queen of Hearts drawing

Cabdiraxmaan Cabdullaahi Jinac oo maanta lavatory doortay duqa cusub ee degmada Boosaaso – Puntland Submit





Source_link

Tags: baajisaybannaanbaxberridhacoGaalkacyomagaaladaPostPuntlandqorshaysnaa

Related Posts

Winner of  million jackpot to be chosen at Ripley Queen of Hearts drawing
Latest News

Winner of $1 million jackpot to be chosen at Ripley Queen of Hearts drawing

July 9, 2025
Cabdiraxmaan Cabdullaahi Jinac oo maanta lavatory doortay duqa cusub ee degmada Boosaaso – Puntland Submit
Latest News

Cabdiraxmaan Cabdullaahi Jinac oo maanta lavatory doortay duqa cusub ee degmada Boosaaso – Puntland Submit

July 9, 2025
PM Hamza Emphasizes Function of Analysis and Technique in Nation-Constructing at East African Scientific Convention – Somali Nationwide Information Company
Latest News

PM Hamza Emphasizes Function of Analysis and Technique in Nation-Constructing at East African Scientific Convention – Somali Nationwide Information Company

July 9, 2025
Fahfaahin: Qarax Is-miidaamin ah oo Ka Dhacay Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Latest News

Fahfaahin: Qarax Is-miidaamin ah oo Ka Dhacay Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Somaliland accuses Somali govt of planning troop deployment to Sanaag area 
Latest News

Somaliland accuses Somali govt of planning troop deployment to Sanaag area 

July 9, 2025
CFD assistant chief beneath investigation, positioned on administrative go away
Latest News

CFD assistant chief beneath investigation, positioned on administrative go away

July 9, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Winner of $1 million jackpot to be chosen at Ripley Queen of Hearts drawing
  • Cabdiraxmaan Cabdullaahi Jinac oo maanta lavatory doortay duqa cusub ee degmada Boosaaso – Puntland Submit
  • PM Hamza Emphasizes Function of Analysis and Technique in Nation-Constructing at East African Scientific Convention – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.