• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, July 9, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Waa Siyaasiga, Ma aha Garoowe, Xuddunta “Fashilka Siyaasadda Puntland” – Puntland Publish

admin by admin
June 1, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Cumar Cabdirashiid C. Sharmaarke wuxuu si sax ah u dhaliilay awoodda madaxtooyo-ka-noolka ah ee Puntland.

Garoowe (Faallo PP) — Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa dhowaan sheegay in Garoowe ay noqon waysay magaalo, sida Muqdisho iyo Hargeysa, lagu hayo dan dad ka dhexeysa. “Siyaasaddu waxay ku salaysan tahay isbahaysi” ayuu yiri Sharmaarke. Wuxuu ku eedeeyey Madaxweynihii hore ee Puntland  Cabdiwali Gaas, oo ka gaabsaday inuu magaciisa sheego, inuu diiday in badda Puntland lagu daro dhulka xeebihiisa shidaalka laga baarayo. Go’aankaas wuxuu Puntland ka dhigay maamul aan kaalin ku lahayn doodda baarista shidaalka Soomaaliya.

Sharmaaarke wuxuu taabtay meesha siyaasadda Puntland ka hallaysan tahay. Haddii Madaxweynaha xilka haya ee Puntland iyo dowladda federaalka Soomaaliya is maandhaafaan, dadka Puntland waxaa laga hor istaagaa xuquuqo badan oo ay ku leedahay dowladda federaalka sida waddooyinka la dhisayo, deeqaha horumarinta sida mashruucii waxbarashada ay USAID ku deeqday oo dhammaaday 2024kii.

Garoowe ma laha eedda sababta inay noqon la’dahay magaalo saldhig siyaasadeed u ah  dadka 1998kii Puntland wada dhistay. Eedda waxaa leh siyaasiyiinta oo Puntland ku soo koobay muddo xileed iyo khasnad ku jirta jeebka madaxweynaha hadba xilka haya.

Aamusnaanta saamileyda siyaasadda ee Puntland marka maamulka xilka haya ku xadgubayo danaha dadka Puntland waa dib u dhac weyn oo la haray siyaasadda Puntland. Mabda’a “u dhaafa shantiisa sano” waa sababta Puntland siyaaddeedu ugu soo urutay diidmo sida ka hor imaanshaha qaadista cunaqabatantii hubka iyo deyn cafinta, hase ahaatee labada hinse Soomaaliya manner ku guulaysatay meelmarintooda.

Doorashadii 2022kii Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xildhibaannada iyo senetarrada Puntland xoog/xeelad ku soo xushay si uu madaxweyne uga noqdo Soomaaliya. Markii dambe xildhibbannadaas iyo senatarradaas waxaa lagu eedeeyey inay u qareemi waayeen danaha dadka Puntland.  Ma inay danaha dadka Puntland u qareemaan baa bathroom soo xushay mise inuu Deni tartan ku galo?

Puntland ma laha isbahaysi siyaasadeed. Jubaland ma noqon karto isbahaysi si joogto ah ay Puntland iskugu hallayn karto. Madaxwyne Deni waxay Jubaland ku kala irdhoobeen doorashadii 2022kii. Jubaland ma aha maamul hal beel keliya ay dhisatay. Waa maamul siyaasaddiisu cakiran tahay inta badan, una tanaasula dowladda federaalka. Waa dhab in Puntland siyaasadda lagaga dheereeyey. Maamulka goosasho-doonka ee Somaliland xildhibaannadiisa iyo senatarradiisa codadka la diyaarka ah ayaa  qariyay kaalinta Puntland ka ahayd horseedka dowlad dhisidda Soomaaliya oo hab federaal ah ku salaysan.

Maamulka Somaliland wuu ka mid yahay  dowladda federaalka kamana mid aha. Waa tanaasul siyaasadeed ay Puntland samaysay, oo ay hadda u aragto in laga habboonaa markii ku meelgaarka laga saaray dalka, 2012kii. Wasiirka Arrimmaha Gudaha ee Puntland Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) ayaa dhowaan ku dooday in ka bixistii ku meelgarka lagu degdegay. Marka la eego miraha dowlad dhisidda ee habka federaalka qiimeynta Wasiir Juxaa waa mid aan dhab ku salaysnayn. Farriinta dad badan kala soo dhex bexeen hadalka Cumar Cabdirashiid waa in beelaha Puntland wada dhistay 1998kii aysan helin waqti ay siyaasad ahaan isku bartaan.

© Puntland Publish, 2025





Source_link

READ ALSO

CFD assistant chief beneath investigation, positioned on administrative go away

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming

Tags: ahaFashilkaGaroowePostPuntlandSiyaasaddaSiyaasigawaaXuddunta

Related Posts

CFD assistant chief beneath investigation, positioned on administrative go away
Latest News

CFD assistant chief beneath investigation, positioned on administrative go away

July 9, 2025
Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming
Latest News

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming

July 8, 2025
Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up
Latest News

Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up

July 8, 2025
Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company

July 8, 2025
Somalia, UAE focus on Boosting Humanitarian Help and Drought Response
Latest News

Somalia, UAE focus on Boosting Humanitarian Help and Drought Response

July 8, 2025
Reds ace Hunter Greene will not begin his rehab project but
Latest News

Reds ace Hunter Greene will not begin his rehab project but

July 8, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • CFD assistant chief beneath investigation, positioned on administrative go away
  • Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming
  • Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.