• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, July 19, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Xukuumadda Puntland oo loogu baaqay in ay joojiso cayda iyo Jaa’ifada ciddii ka ra’yi duwan – Puntland Submit

admin by admin
June 10, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Siyaasi Guuleed Saalax Barre ayaa ugu baaqay xukuumadda Madaxweyne Deni in ay joojiso cayda iyo jaa’ifaynta haldoorka iyo siyaasiyiinta ka ra’yi duwan ee dhaliilsan dowladda.

“Waxaan ugu baaqaya mas’uuliyiinta dowladda in ay aragti la yimaadaan oo dhaliilaha aan jeedino aragti ku beeniyaan, balse aysan cay iyo jaa’ifo kaga jawaabin wixii dhaliil ah ee bathroom jeediyo waayo?  Meeshay ka shaqaynayaan waa xafiis dowladeed oo umaddu lee dahay” ayuu yiri Dr. Guuleed Saalax.

“Waxay gacanta ku hayaan waa shaqo umadeed, waxay biilanayaan waaa xoolihii umadda Puntland, marka haddii la yiraahdo waxaas baa qaldan, waa in haddii ay been tahay beeniyaan, haddii ay jirtana iska saxaan oo hagaajiyaan, balse maaha in ay cay iyo jaa’ifo kaga jawaabaan” ayuu sii raaciyay Guuleed.

Dr. Guuleed Saalax oo maanta Garoowe loogu doortay guddoomiyaha gole siyaasadeed oo ay ku midoobeen dhinacyo kala duwan oo aragti wadaag ah isuguna jira siyaasiyiin, aqoonyahan, dhallinyaro iyo haween ayaa wuxu sidoo kale xukuumadda Puntland uga digay in ay ciddii ka ra’yi duwan ku shaabadayso kuwa meel laga soo diray.

Halkaan ka daawo muuqaalka

PUNTLAND POST

READ ALSO

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company

Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa





Source_link

Tags: baaqaycaydaciddiiduwaniyoJaaifadajoojisolooguPostPuntlandrayixukuumadda

Related Posts

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company

July 19, 2025
Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa
Latest News

Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa

July 19, 2025
Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 
Latest News

Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 

July 19, 2025
Individuals feeling barely higher about economic system, new survey exhibits
Latest News

Individuals feeling barely higher about economic system, new survey exhibits

July 19, 2025
Former congressman Billy Lengthy sworn in as IRS commissioner
Latest News

Former congressman Billy Lengthy sworn in as IRS commissioner

July 19, 2025
Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish
Latest News

Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish

July 18, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
24-year-old man useless after veering off highway, hitting tree in Butler Co.

24-year-old man useless after veering off highway, hitting tree in Butler Co.

November 27, 2024
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company
  • Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa
  • Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.