• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, July 9, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furey Madasha Wadatashiga Qaran [Sawirro]

admin by admin
June 17, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Muqdisho, Juun 16, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Madasha Wadatashiga Qaran oo looga arrinsanayo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan; adkaynta midnimada Qaranka, dhamaystirka dastuurka, hannaanka doorashooyinka, dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo xoojinta dowladnimada.

 

Madaxweynaha ayaa madasha ka jeediyey khudbad uu ku soo bandhigay dadaalka joogtada ah ee dowladda ay ku bixisay hirgelinta nidaam doorasho oo toos ah, kaas oo shacabka Soomaaliyeed ay si buuxda ugu dooranayaan hoggaankooda, waxa uuna xusay in dhinacyada siyaasadeed, mucaarad iyo muxaafidba, ay ku mideysan yihiin in aan dib loogu noqon hannaankii doorashada dadban ee dhaawacay hufnaanta iyo dimuqraadiyadda doorashada.

“Gogoshan waxay muujinaysaa sida aan mudnaanta u siinayno dhagaysiga aragtiyaha kala duwan ee la xiriira dowladnimada. Annagoo dowladdii ah ayaa raadinayna wadahadal iyo wadatashi, taas oo waagii hore laga la’aa hoggaanka dalka iyo dowladda. Albaabka wadatashiga iyo wadahadalku wuu furan yahay, cid walbana waa lagu casumay inay ka qeybgasho dhismaha geeddi-socodka dowladnimo ee aynu hiigsaneyno.”

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in saaxiibbada caalamiga ah ay Soomaaliya ka taageereen wixii karaankooda ah, hase yeeshee mas’uuliyadda dhammaystirka dowladnimada ay si gaar ah u saaran tahay shacabka iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

“Caalamka wuu naga taageeray wixii aan u baahnayn, balse waxaa harsan shaqo inaga inoo taalla – waana in aynu Soomaali ahaan si dhab ah isula meel dhigno aayaha dalkeenna,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka Villa Somalia.

Dhankaooda, Madaxdii Hore ee Qaranka, masuuliyiin heer Federaal iyo Dowlad-goboleed, haldoorka Soomaaliyeed ee ka qeybgalay madasha iyo culimada ayaa ka hadlay doorka ay ku leeyihiin hirgelinta aragti mideysan oo ku saleysan wadajirka ummadda Soomaaliyeed, iyagoo muujiyey sida ay uga go’an tahay in ay taageeraan dadaallada Dowladda ee ku aaddan dhismaha dowladnimo bathroom dhan yahay, taas oo saldhig u noqota nabad, cadaalad iyo horumar waara.

May be an image of 2 people and dais
May be an image of ‎5 people, dais and ‎text that says "‎JAMIUURITADOA SOOMAALIYA GOOOSHA GARAN WADATASHIO ЛAMHUURrTAPOA AAMИИRTTAAOA SUOMAALIYA SOOMAALIYA GOGOSHA WADATASHIGA GARAN OOOO3HA SHIGA JAMHUURIYADDA JAMHUNRIYADDA SOOMAALITA SOOMAALIYA ققمد ФOФOBHA WADATAS WADATASHIOA GARAN GOGOSHA WADATAS GARAN HИBИyAOBA AHu GOGOSHA WADATASNIG EHIGA GARAN JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA 16h June, 2025 TADOA KLIYA GOGOSHA WADATASHIGA QARAN GODOSHA 0 Decale Hotel, Mugdisho Soomaaliya GARAN ADDA UAO 10OMAALIYA OOOO3HA GOOOSHA WADATASIIGA GARAN GARAN JAMHUUNIYADOA JAMHUURIYADOA SOOMAALIYA S0OMAALIYA OOBOBHA GOGOSHA WADATASHIGA QARAN G0Gor WADAT GABA GARAN IHUUEIYADDA AOA PEHA SOOMAALIYA GOGOSHE GOGOSHA WADATASHI GARAN GARAN JAMHUURIYADDA 000 ROOMAALIYA ФOФOBHA WAD/ASHIGA SHIGA ARA ARA OIA TABHA‎"‎‎May be an image of 12 people and daisMay be an image of 10 people, table, dais and textMay be an image of 2 people, dais and text that says "GOGOSHA WADATASHIGA QARAN JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA GOGOSH/ WADATAS QARAN GOGOSHA WADATASHIGA QARAN NHUURIYADDA RAALKA AALIYA GOGOSHA WADATASHIGA QARAN GOGOSHA WADATASHIGA PARAN RIYADDA AAALIYA GOGC WADAS QARAN UU"May be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 10 people and dais

DHAMMAAD



Source_link

READ ALSO

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming

Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up

Tags: fureyMadashaMadaxweyneQaranSawirroSheekhwadatashigaXasan

Related Posts

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming
Latest News

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming

July 8, 2025
Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up
Latest News

Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up

July 8, 2025
Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company

July 8, 2025
Somalia, UAE focus on Boosting Humanitarian Help and Drought Response
Latest News

Somalia, UAE focus on Boosting Humanitarian Help and Drought Response

July 8, 2025
Reds ace Hunter Greene will not begin his rehab project but
Latest News

Reds ace Hunter Greene will not begin his rehab project but

July 8, 2025
Police reply to report of a capturing exterior DHL facility close to CVG Airport
Latest News

Police reply to report of a capturing exterior DHL facility close to CVG Airport

July 8, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming
  • Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up
  • Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.