• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, July 12, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay eedaysane bathroom haysto dil xalay ka dhacay magaalada Qardho – Puntland Submit

admin by admin
June 19, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Taliska Qeybta Gobolka Karkaar ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Cismaan Maxamuud Cismaan, kaasi oo bathroom haysto fal dil ah oo xalay ka dhacay magaalada Qardho.

Marxuumka la dilay oo lagu magacaabi jiray Sakariye Ciise, da’diisuna lagu qiyaasay 19 sano jir, ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay mid ka mid ah xaafadaha magaalada, iyadoo bathroom adeegsaday toorey. Marxuumka ayaa loola cararay Isbitaalka Guud ee Qardho, balse waxaa la xaqiijiyay inuu geeriyooday sababo la xiriira dhaawacyada.

Markii uu dhacay falkani, Ciidanka Booliska waxay isla markiiba bilaabeen baaritaan degdeg ah iyo hawlgal qorshaysan, taasoo keentay in eedeysanaha la soo qabto saacado kadib.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Karkaar, G/Sare Xussen Cali Maxamuud, ayaa sheegay in laamaha amniga ay si wadajir ah uga shaqeeyeen xaqiijinta iyo qabashada eedeysanaha. Wuxuu si gaar ah uga mahadceliyay shacabka magaalada Qardho oo la shaqeeyay ciidanka, taasoo suuragelisay in eedeysanaha si dhaqso leh bathroom aqoonsado loona soo qabto.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in eedeysanaha la horgeyn doono cadaaladda, isagoo xusay in ciidamada ammaanku sii laba-jibaari doonaan hawlgalada lagula dagaalamayo hubka sharci-darrada ah, gaar ahaan toorida iyo qalabka kale ee khatarta ah.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 

Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas





Source_link

Tags: BooliskadhacaydhigaydileedaysanegacantahaystoloomagaaladaPostPuntlandQardhoxalay

Related Posts

Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 
Latest News

Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 

July 12, 2025
Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas
Latest News

Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas

July 12, 2025
Scorching weekend & a storm potential in Cincinnati
Latest News

Scorching weekend & a storm potential in Cincinnati

July 12, 2025
Mareykanka oo xalay Raashin iyo Sahay ciidan xagga Cirka uga daadiyay Ciidamada Puntland – Puntland Put up
Latest News

Mareykanka oo xalay Raashin iyo Sahay ciidan xagga Cirka uga daadiyay Ciidamada Puntland – Puntland Put up

July 12, 2025
Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Focus on Bettering Financial Infrastructure – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Focus on Bettering Financial Infrastructure – Somali Nationwide Information Company

July 11, 2025
Convention to finish SCC Khaatumo State Set to Open in LasAnod
Latest News

Convention to finish SCC Khaatumo State Set to Open in LasAnod

July 11, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 
  • Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas
  • Scorching weekend & a storm potential in Cincinnati
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.