• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, July 9, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wafdi ka socday Midowga Yurub 

admin by admin
June 24, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka Villa Soomaaliya wafdi sare oo ka socday Adeegga Dhaqaalaha Dibadda ee Midowga Yurub (EEAS), sida lagu sheegay battle kasoo baxay madaxtooyada.

 

Wafdiga waxaa hoggaaminayay Agaasimaha Afrika ee EEAS, Mr. Jonas Jonsson, waxaana wehlinaysay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Karin Johansson. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga ballaaran ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ku saleysan dhinacyo kala duwan oo ay ka mid yihiin amniga, horumarka, maamul wanaagga, iyo gargaarka bani’aadantinimo.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyay Midowga Yurub taageerada joogtada ah ee uu siiyo Soomaaliya, gaar ahaan doorka uu ku leeyahay dib u dhiska dowladnimada, nabadeynta, horumarinta dhaqaalaha, iyo kobcinta hannaanka dimuqraadiyadda.

“Waxaa muhiim ah in la sii xoojiyo iskaashiga istiraatiijiga ah si lavatory xaqiijiyo xasillooni waarta iyo horumar lavatory dhan yahay oo Soomaaliya ka hirgala,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka madaxtooyada.

Midowga Yurub ayaa weli ah mid ka mid ah saaxiibada istiraatiijiga ah ee ugu muhiimsan ee Soomaaliya, isagoo taageero muuqata ka geysta tababarka ciidamada, dib-u-habeynta dastuurka, hannaanka doorashooyinka, iyo mashaariic horumarineed oo dalka ka socda.

Sidoo kale, waxaa lagu falanqeeyay kulanka fursadaha iskaashi ee mustaqbalka, oo ay ka mid yihiin xasilloonida dhaqaalaha, la tacaalidda isbedelka cimilada, horumarinta dhalinyarada, iyo amniga gobolka.

Kulankan ayaa ku soo beegmaya iyadoo Soomaaliya ay wado dib-u-habeyn muhiim ah oo lagu xoojinayo nidaamka federaalka ah iyo isu diyaarinta wareejinta mas’uuliyadda amniga ee laga sugayo ciidamada caalamiga ah loona wareejinayo hay’adaha amni ee dalka.



Source_link

READ ALSO

CFD assistant chief beneath investigation, positioned on administrative go away

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming

Tags: kulmayMadaxweyneMidowgaSheekhsocdaywafdiXasanYurub

Related Posts

CFD assistant chief beneath investigation, positioned on administrative go away
Latest News

CFD assistant chief beneath investigation, positioned on administrative go away

July 9, 2025
Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming
Latest News

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming

July 8, 2025
Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up
Latest News

Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up

July 8, 2025
Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company

July 8, 2025
Somalia, UAE focus on Boosting Humanitarian Help and Drought Response
Latest News

Somalia, UAE focus on Boosting Humanitarian Help and Drought Response

July 8, 2025
Reds ace Hunter Greene will not begin his rehab project but
Latest News

Reds ace Hunter Greene will not begin his rehab project but

July 8, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • CFD assistant chief beneath investigation, positioned on administrative go away
  • Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming
  • Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.