Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay Conflict saxaafadeedkii ka soo baxay Madaxtooyada JFS, kaddib kulankii dhexmaray qaar kamid ah madaxda mucaaradka Soomaaliya iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu ku tilmaamay mid noqon kara bilow wanaagsan oo lavatory qaaday dhanka xal u helidda khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagnaa arrimaha masiiriga ah ee taabanaya dastuurka dalka, siyaasad lavatory dhan yahay iyo hannaanka doorashada dalka.
Madaxweyne hore Farmaajo ayaa sidoo kale ku baaqay in Dastuurka KMG ah ee Soomaali ku heshiisay sanadkii 2012-kii uu yahay tiirka isku haya dalka, sidaa darteedna wadahadal kasta oo dhacaya waxaa lagama maar-maan ah in Dastuurka uu saldhig u noqdo xal u helidda arrimaha masiiriga ah, waxaana uu yiri “Waxaan sidoo kale markale hoosta ka xariiqaynaa kuna baaqaynaa in Dastuurka KMG ah ee ummadda Soomaaliyeed ku heshiisay sanadkii 2012-kii uu yahay tiirka isku haya dalka, sidaa darteedna wadahadal kasta oo dhacaya waxaa lagama maar-maan ah in Dastuurka uu saldhig u noqdo xal u helidda arrimaha masiiriga ah.”
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayuu sidoo kale usoo jeediyay in uu qaato kaalintiisa dastuuriga ah ee isku haynta iyo midnimada dalka, sidaa darteed waxaa uu lagama maar-maan ku tilmaamay in Madaxweynuhu qaato mas’uuliyadda ka soo qeybgalka shirka ee Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland uuna si toos ah ugu martiqaado shirka lavatory balamay saddexda bisha luuliyo oo muhiim u ah in dalku yeesho jiho siyaasadeed oo lavatory dhan yahay.
“Waxaan sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud usoo jeedinayaa inuu qaato kaalintiisa dastuuriga ah ee isku haynta iyo midnimada dalka, sidaa darteed waxaa lagama maar-maan ah in Madaxweynuhu qaato mas’uuliyadda ka soo qeybgalka shirka ee Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland uuna si toos ah ugu martiqaado shirka lavatory balamay saddexda bisha luuliyo oo muhiim u ah in dalku yeesho jiho siyaasadeed oo lavatory dhan yahay” ayuu sii raaciyay Hadalkiisa.
PUNTLAND POST