• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, March 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Xoogsatada Muqdisho Oo Ka Cabanaya Diiwaangelin Qasab Ah

admin by admin
June 28, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho – Qaar ka mid ah shacabka ku nool caasimadda Soomaaliya, gaar ahaan xoogsatada, dhalinyarada wadayaasha mooto bajaajta iyo fekoonta, ayaa si weyn uga cabanaya diiwaangelin codbixineed oo ay ku tilmaameen mid lagu qasbayo, taas oo si joogto ah ay ula kulmaan maalin kasta.

Dadkaasi ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ee degmooyinka magaalada ay si khasab ah uga soo qabqabanayaan waddooyinka iyo goobaha ay ka shaqeystaan, islamarkaana lagu khasbayo in lagu geeyo xarumaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Arrintan ayaa keentay in ay waayaan fursado shaqo oo ay ku maarayn lahaayeen noloshooda maalinlaha ah, maadaama waqti badan lagu haynayo xarumahaasi.

“Waxaan usoo baxay inaan qaraar ka raadsado, balse halkii shaqo laga heli lahaa, waxaa nalagu qasbay in naloo kaxeeyo xarun diiwaangelin, waqti badanna halkaas ayaan ku luminay,” ayuu yiri mid ka mid ah wadayaasha fekoonta.

Cabashadan ayaa imaanaysa iyadoo Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan uu kordhiyay muddada diiwaangelinta codbixiyeyaasha, taas oo la gaarsiiyay 15-ka July 2025, si dad badan ay u helaan fursad ay iskaga diiwaangeliyaan.

Xoogsatada iyo dhalinyarada cabanaya ayaa ugu baaqay dowlad-goboleedka iyo guddiga doorashooyinka in la joojiyo qasabka lagu diiwaangelinayo dadka shaqeeya, isla markaana bathroom oggolaado in si xor ah oo aan culeys lahayn ay u gutaan waajibaadkooda doorasho.

Source_link

READ ALSO

Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish

SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company

Tags: CabanayaDiiwaangelinMuqdishoQasabXoogsatada

Related Posts

Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish
Latest News

Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish

March 12, 2026
SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company
Latest News

SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company

March 12, 2026
Somalia minister urges better help for ladies at UN assembly in New York
Latest News

Somalia minister urges better help for ladies at UN assembly in New York

March 12, 2026
Israel plans to open new entrance in Somaliland in opposition to Houthis amid Iran struggle
Latest News

Israel plans to open new entrance in Somaliland in opposition to Houthis amid Iran struggle

March 12, 2026
Trump touts reducing drug costs, defends financial fallout from Iran conflict
Latest News

Trump touts reducing drug costs, defends financial fallout from Iran conflict

March 12, 2026
President Trump visits Better Cincinnati: dwell updates
Latest News

President Trump visits Better Cincinnati: dwell updates

March 11, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish
  • SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company
  • Somalia minister urges better help for ladies at UN assembly in New York
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.