• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, April 18, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Deni oo abaal-marin iyo dallacsiin isugu daray askari arrin nafhurnimo ah ka sameeyay Calmiskaad – Puntland Submit

admin by admin
July 1, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
5
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay abaal-marin lacageed iyo dallacsiin isugu daray L/X/Le  Saleebaan Maxamed Warsame oo ka tirsan ciidamada difaaca dowladda Puntland, kaasi oo arrin nafhurnimo ah ka sameeyay Hawlgalka Calmiskaad 05 June 2025.

X/Le  Saleebaan Maxamed Warsame oo ka warbixiyay nafhurnimadii uu ka sameeyay dagaalka Calmiskaad ee ku mutaystay dallacsiinta iyo abaal-marinta ayaa sheegay in 05 June 2025 uu dagaal adag ka dhacay togga Baallade, gaar ahaanna Ceelka Dacarre, maalintaasi oo ay go’doomeen isaga iyo sarkaal dhaawac ah.

Wuxuu sheegay in uu 24 saac oo xiriir ah la dagaallamayay argagixisadii go’doomisay isaga iyo sarkaalka dhaawacmay, islamarkaana uu ku guulaystay in aysan gacanta cadowga gelin, isagoo maalintii labaad ciidamada dowladda ku soo hoggaamiyay halkii ay ku go’doomeen isaga iyo sarkaalka dhaawacmay.

“05 June 2025 ayaanu galnay dagaal adag oo ka dhacay togga Baallade gaar ahaan Ceelka Dacarre, waxaana dagaalkaasi ku go’doomay aniga iyo sarkaal saaxiibkay ah oo dhaawacmay, halkaasi oo aan 24 saac oo xiriir ah ka dagaallanaynay cadowga dhexdiisa (Daacish), aniga oo saaxiibkay iyo naftayda ka badbaadiyay in aan gacanta u galno argagixisada” ayuu yiri L/X/Le  Saleebaan Maxamed Warsame.

“Maantii labaad waxaan ciidankeenni ku soo hoggaamiyay halkii dhaawaca saaxiibkay yaalla oo cadowguna joogay si na bathroom badbaadiyo, waana nala soo badbaadiyay, halkaasi oo aan cadowgii kaga guulaysanay kuna burburinay, ciidankana aan waxba soo gaarin” ayuu sii raaciyay L/X/Le  Saleebaan Maxamed oo ka warbixinayay sababtii uu ku mutaystay dallacsiinta iyo abaal-marintii xalay.

Wuxu intaasi ku daray in dowladda Puntland diyaarad khaas ah kaga soo qaaday degaanka Dhaadaar ee buuraha Calmiskaad, kaddib markii amar Madaxweyne ku soo baxay, si abaalmarinta iyo dallacsiinta loogu siiyo Garoowe.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop

Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit

Source_link

Tags: abaalmarinarrinaskariCalmiskaaddallacsiindarayDeniisuguiyoMadaxweynenafhurnimoPostPuntlandsameeyay

Related Posts

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop
Latest News

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop

April 18, 2026
Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit
Latest News

Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit

April 18, 2026
NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company
Latest News

NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company

April 18, 2026
Somalia Finance Minister Urges Income Reforms at World Financial institution Assembly
Latest News

Somalia Finance Minister Urges Income Reforms at World Financial institution Assembly

April 18, 2026
Somali senator labels Turkey ‘sources pirate’, says public won’t overlook ‘deception’
Latest News

Somali senator labels Turkey ‘sources pirate’, says public won’t overlook ‘deception’

April 17, 2026
Cincinnati golf membership began by Black ladies 50 years in the past celebrates sisterhood
Latest News

Cincinnati golf membership began by Black ladies 50 years in the past celebrates sisterhood

April 17, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop
  • Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit
  • NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.