• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, June 8, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Xildhibaan Abiib oo Lagu Eedeeyay Dayacaad Shaqo iyo Faafinta Warar Been Abuur ah

admin by admin
July 4, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Xildhibaan Dr. Cabdullaahi Xaashi Abiib oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaya cambaareyn isa soo taraysa, taasoo ka imaaneysa shacabka, xubnaha Baarlamaanka, iyo bulshada rayidka ah.

 

Eedeymaha bathroom jeediyay waxaa ka mid ah maqnaanshiyo joogto ah fadhiyada Gollaha Shacabka, ku takri-fal awoodeed, faafinta warar been ah, oo ka dhan ah hay’adaha dowladda.

Horraantii sanadkan, Dr. Abiib waxaa si rasmi ah looga joojiyay ka qaybgalka Golaha Shacabka, kaddib markii uu si joogto ah uga maqnaa kalfadhiyada Baarlamaanka. Go’aankaasi waxaa ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe, waxaana taageeray aqlabiyadda xildhibaannada. Maqnaanshiyaha xildhibaanka ayaa lagu tilmaamay mid dhaawacaya sumcadda iyo sharcinimada Golaha Shacabka.

Inkasta oo uu muddo dheer aan kasoo muuqan Golaha, Dr. Abiib wuxuu weli sii wadaa qaadashada mushaarkiisa billaha ah oo lagu qiyaaso $5,500. Arrintan ayaa keentay caro ka timid dadweynaha iyo xildhibaanno badan, kuwaasoo isweydiinaya sida uu xildhibaan aan shaqadiisa gudan karin ugu qalmo inuu qaato mushahaarkiisa, oo ah lacagta canshuurta ee shacabka laga soo aruuriyay.

Kadib markii uu waayay xil wasiirnimo, ayaa Dr. Abiib waxaa lagu eedeeyay inuu si gaar ah u weerarayo dowladda. Xilkii uu doonayay waxaa bathroom magacaabay Dr. Elmi Maxamuud Nuur oo kasoo jeeda isla beesha uu Abiib ka dhashay, taasoo sababtay in dhaqankiisa uu si xun isu beddelo, sida ay sheegeen dhowr xildhibaan oo la shaqeeyay.

Wuxuu weerarro afka ah ku qaaday wasaaradaha Maaliyadda, Arrimaha Dibadda, Waxbarashada, Hawlaha Guud iyo Iskaashiga Caalamiga ah, isagoo baraha bulshada ka faafiyay eedeymo culus oo aan caddaymo lahayn. Waxaa ka mid ahaa sheegasho ah in 95% deeqaha Soomaaliya ka heshay caalamka la musuqmaasuqo iyo in $100 milyan oo laga helay Sanduuqa Cimilada Cagaaran la lunsaday, isagoo ku eedeeyay inay musuq-maasuqa sameeyeen koox uu ugu yeeray “mafia-da Qawlaysatada”.

Mid ka mid ah eedeymihiisa ugu halista badan ayaa ahayd inuu ku sheegay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda inuu ku lug leeyahay tahriibinta dadka — taasoo ah arrin ay falanqeeyayaal sharci iyo kuwa siyaasadeed ku tilmaameen “been abuur khatar ah” oo lagu dhaawacayo hay’adaha dowladda iyo shaqsiyaadka u adeegaya qaranka.

Xildhibaanno dhowr ah oo la shaqeeyay Dr. Abiib ayaa muujiyay walaac ku saabsan xaaladdiisa maskaxeed, iyagoo sheegay in dhaqankiisa uu noqday mid aan la saadaalin karin, kana fog mas’uuliyad siyaasadeed. “Wuxuu u muuqdaa qof aan si miyir leh u fekerin, kana shaqeynaya dano gaar ah oo waxyeello u leh dalka,” ayuu yiri mid ka mid ah xildhibaannada la hadlay warbaahinta.

Dr. Abiib hadda maka qeyb galo shirarka guddiyada Golaha Shacabka, mana qabto hawlaha sharci-dejin ee lagula xisaabtamo xildhibaan kasta. Wuxuu shaqo ka dhigtay sameynta wararka been abuurka ah, oo uu ku beegsado cid kasta oo uu u arko inay kasoo horjeeddo danahiisa siyaasadeed.

Hoggaamiyeyaasha bulshada rayidka ah ayaa sidoo kale cambaareeyay dhaqankiisa. “Xilli uu dalku wajahayo caqabado culus oo dhanka dhaqaalaha, amniga iyo deegaanka ah, ficillada noocaan ah waa kuwo dhaawacaya rajada shacabka,” ayuu yiri mid ka mid ah u dhaqdhaqaaqayaasha bulshada. “Waqti uma hayno dagaallo shakhsiyadeed. Dalkeennu wuxuu u baahan yahay dowladnimo dhab ah iyo hay’ado la aamini karo.”

Warbixintan waxay billow u tahay bilowga baaritaan qoto dheer oo ay Shabelle Media Community ku sameynayso isla xisaabtanka dadweynaha, iyadoo si gaar ah markan diiradda loogu saarayo dhaqanka Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib. Iyada oo Soomaaliya u socoto dhanka xasilloonida, horumarka iyo dib-u-habeynta dowladnimada, kuwa xilalka haya waa in lagu ilaaliyaa, ishana lagu hayaa shaqada ay qaranka u hayaan, si loogula xisaabtamo qaladaadkooda.



Source_link

READ ALSO

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit

Tags: AbiibAbuurDayacaadeedeeyayFaafintaiyolaguShaqowararXildhibaan

Related Posts

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady
Latest News

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady

June 8, 2026
Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit

June 8, 2026
Protection Ministry’s Everlasting Secretary Chairs Key Assembly on Baby Safety and Stopping Youth Exploitation in Battle
Latest News

Protection Ministry’s Everlasting Secretary Chairs Key Assembly on Baby Safety and Stopping Youth Exploitation in Battle

June 7, 2026
Latest News

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

June 7, 2026
Somalia govt, opposition forces conflict once more close to Mogadishu as political disaster deepens
Latest News

Somalia govt, opposition forces conflict once more close to Mogadishu as political disaster deepens

June 7, 2026
Suspect in custody following county extensive pursuit that led to crash on I-75
Latest News

Suspect in custody following county extensive pursuit that led to crash on I-75

June 7, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady
  • Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit
  • Protection Ministry’s Everlasting Secretary Chairs Key Assembly on Baby Safety and Stopping Youth Exploitation in Battle
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.