• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, June 8, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish

admin by admin
July 18, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Faysal Sheikh Cali Jifo-Jabsade oo Warbaahinta kula hadlay Gaalkacyo ayaa si cad u sheegay in aan la oggolaan doonin in gudaha gobolka lagu qabto shirar siyaasadeed oo ay dabada ka riixayso dowladda federaalka, kuwaas oo aan lagala tashan Maamulka Gobolka ama aan dan u ahayn guud ahaan xasilloonida Gobolka

“Gobolka waxa uu leeyahay nidaam maamul iyo kala dambayn, waxaana naga go’an ilaalinta midnimada bulshada, deganaanshaha siyaasadeed iyo in aan laga faa’iideysan marxaladda aan ku jirno. Sidaas darteed, shir kasta oo siyaasad xambaarsan oo aan qayb ka ahayn qorshaha horumarinta, ma aqbalayno in lagu qabto gobolka,” ayuu yiri guddoomiye Faysal Shiikh Cali.

“Hadda waxaa noo cad in Shirkani yahay arrima siyaasadeed oo dowladda Federaalka Soomaaliya soo riixayso, haddii uu yahay Shir horumarineed annaga diyaar u ah ee ha na bathroom keeno Ajandihiisa, taasi means diideen marka Shir siyaasadeed oo dan laga lee yahay gobolkan iyo magaalada laguma qaban karo mana oggolin” ayuu sii raaciyay Faysal Jifo-jabsade.

Magalada Gaalkacyo waxaa ka socota qabanqaabada shir la sheegay in uu ku saabsan yahay horumarinta gobolka Mudug iyo sida bathroom xallin karo tabashooyinka ka jira, waxaana bathroom qorsheeyay in uu qabsoomo 30-ka bishan July Shirkaasi, oo ay qeyb ka yihiin ganacsato, qurba-joog, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Halkan ka daawo hadalkiisa

PUNTLAND POST

READ ALSO

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company

Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area

Source_link

Tags: doonoGaalkacyohortimidlagumagaaladaPostPuntlandqabansheegayshirweyne

Related Posts

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company

June 8, 2026
Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area
Latest News

Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area

June 8, 2026
Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse
Latest News

Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse

June 8, 2026
Kings Excessive College softball group earns the Division II state championship
Latest News

Kings Excessive College softball group earns the Division II state championship

June 8, 2026
Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady
Latest News

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady

June 8, 2026
Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit

June 8, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area
  • Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.