• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, September 5, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

admin by admin
September 22, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
17
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Siyaasi Xasan Shire oo ku sugan Garoowe

Qaar kamid ah mas’uuliyiinta Gobolka Nugaal ku matala dowladda Puntland oo maalmo ka hor Shir ku yeeshay bannaanka Garoowe ayaa weli ku guulaysan la’ dadaal ku saabsan abaabulka odayaal iyo cuqaal warbaahinta uga jawaaba siyaasi Xasan Shire Abgaal.

Xasan Shire Abgaal oo dhawaan lagu soo dhaweeyay Garoowe ayaa si adag u dhaliilay Madaxweyne Deni iyo Xukuumaddiisa, kaddib markii uu sheegay  in dhammaan hay’adihii dowliga ahaa ee Puntland ay hawlgab noqdeen, oo aysan jirin hal mid oo shaqa ka socoto, islamarkaana shaqaalihii iyo ciidamadii Puntland xuquuq la’aan yihiin in ka badan lix bilood, taasi oo keentay in ciidamadu waddooyinka xirtaan oo xannibaan gaadiidkii canshuur-bixiyaasha ahaa.

“Waxaad ogtihiin maamulkii dowliga ahaa iyo hay’adihii dowladdu meeshay marayaan iyo siday yihiin maanta hal xafiis dowladeed oo shaqeeya ma jiro Puntland, guud ahaana shaqa socota ma jirto, waxaad ogtihiin mushaarooyinkii shaqaalaha iyo ciidamada waxaa ugu danbaysay mudda lix bilood ka badan, oo ciidamadii waddooyinkay isbaarooyin dhigteen, si ay xuquuqdooda u helaan” ayuu yiri Xasan Abgaal.

Intaasi kaddib, mas’uuliyiinta Gobolka Nugaal kumatala Pl oo culays dareemay ayaa isku dayay in ay abaabulaan odayaal warbaahinta uga jawaaba siyaasi Xasan Shire, taasi oo ay weli ku guulaysan la’ yihiin, halka dhinaca kale Xasan Shire uu Kulamo hoose ka wado Garoowe tan iyo markii uu dib ugu soo noqday magaalada.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay





Source_link

Tags: AbaabulkaAbgaalguulaysanjawaabamasuuliyiintaodayaalPostPuntlandShireSiyaasiweliXasan

Related Posts

Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026
Latest News

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa

August 16, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.