• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, November 8, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay deegaanka Philippi ee Cape City, Koonfur Afrika

admin by admin
October 16, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Cape City — Wararka laga helayo deegaanka Philippi oo ka tirsan magaalada Cape City ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu dilay muwaadin Soomaali ah oo si weyn looga garanaayay bulshada deegaanka.

 

Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Shool Maxamed Cadde, waxaana la sheegay in uu kamid ahaa dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku ganacsanayay deegaankaasi.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in rag hubeysan oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ay gudaha u galeen goob ganacsi uu marxuumku lahaa, halkaasna ay rasaas kaga dhufteen, kaddibna ay ka qaateen lacago iyo agab kale oo ganacsi.

Burcadda falka fulisay ayaa markiiba goobta ka baxsaday, iyadoo aysan jirin cid lavatory soo qabtay dilka. Ciidamada booliiska Koonfur Afrika ayaa gaaray goobta dilka saacado kadib, waxaana ay sameeyeen baaritaan kooban oo aan illaa hadda wax natiijo ah laga soo saarin.

Dilkan ayaa kusoo beegmaya xilli ay sii kordhayaan weerarada lavatory geysto ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha Koonfur Afrika, gaar ahaan bilaha dhammaadka sanadka, iyadoo marar badan laga deyrshay amniga muwaadiniinta Soomaalida ah.

Ilaa hadda, ma jirto wax conflict ah oo ay saraakiisha ammaanka Koonfur Afrika kasoo saareen dilka muwaadinka Soomaaliyeed.



Source_link

READ ALSO

Local weather financing just isn’t charity; it’s a partnership for sustainable change and options – Somali Nationwide Information Company

Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Kulan La Qaatay Waaxda Dhulalka

Tags: AfrikaCapedeegaankadilayKoonfurlaguMuwaadinPhilippiSoomaaliyeedtown

Related Posts

Local weather financing just isn’t charity; it’s a partnership for sustainable change and options – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Local weather financing just isn’t charity; it’s a partnership for sustainable change and options – Somali Nationwide Information Company

November 8, 2025
Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Kulan La Qaatay Waaxda Dhulalka
Latest News

Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Kulan La Qaatay Waaxda Dhulalka

November 8, 2025
Girl denied care provides start outdoors Somalia public hospital; child dies
Latest News

Girl denied care provides start outdoors Somalia public hospital; child dies

November 8, 2025
Summit Nation Day Excessive College ladies soccer workforce takes Division IV state title
Latest News

Summit Nation Day Excessive College ladies soccer workforce takes Division IV state title

November 8, 2025
Miller’s double-double helps Cincinnati maintain off Georgia State
Latest News

Miller’s double-double helps Cincinnati maintain off Georgia State

November 8, 2025
Maxay tahay sababta burcad-badeeda Soomaalida uga dageen markabka Hellas Aphrodite? – Puntland Submit
Latest News

Maxay tahay sababta burcad-badeeda Soomaalida uga dageen markabka Hellas Aphrodite? – Puntland Submit

November 7, 2025

POPULAR NEWS

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

September 13, 2025
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
Grandmother of 19-year-old killed by CPD cruiser requires change in protocol

Grandmother of 19-year-old killed by CPD cruiser requires change in protocol

September 1, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Local weather financing just isn’t charity; it’s a partnership for sustainable change and options – Somali Nationwide Information Company
  • Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Kulan La Qaatay Waaxda Dhulalka
  • Girl denied care provides start outdoors Somalia public hospital; child dies
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.