• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, December 7, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo isku maandhaafsan kaalinta Xildhibaannada iyo Senetarrada Somaliland – Puntland Publish

admin by admin
November 14, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweyne Deni ayaa 2023 ku dhawaaqay in Puntland dib u soo celin doonto xiriirka ay la leedahay Dowladda Federaalka Soomaaliya haddii maamulka Somaliland, oo metelaad ku leh hay’adaha federaalka, uu ka soo qeybgalo shirarka Golaha Wadatashiga Qaranka.

Kismaayo (Wararka PP) — Waxaa dhowaan la filayaa inuu Kismaayo ka qabsoomo shir ay ka soo qeybagalayaan siyaasiyiita ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay maamullada Jubaland iyo Puntland horseed ka yihiin. Caqabad aan la filaynin ayaa soo  foodsaartay qabanqaabiyayaasha shirka oo markii hore aan lavatory sheegin in Xildhibbaannada iyo Senetarrada Somaliland ka qeybgalkooda doorasho dadban lagaga hadli doono.

Madaxweynaha maamulka Jubaland oo ku doodaya in dhammaan Xildhibaannada iyo Senetarrada uu maamulkiisu soo xulay ay daacad u yihiin siyaasaddiisa ku aaddan Dowladda Federaalka, ayaa taageeray mowqif uu Madaxweynaha Puntland soo qaatay 2023kii markii uu joojiyay wadashaqaynta uu la leeyahay hay’adaha federaalka.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed wuxuu sida la sheegay u janjeeraa dhinaca Jubaland iyo Puntland.

Dhammaan xildhibaannada iyo Senetarrada uu Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni soo xulay ayaa taageeray siyaasadda Dowladda Federaalka gaar ahaan wax ka beddelka Dastuurka Ku Meelgaarka Ah.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa si cad u taageeray mowqifkiii uu 2023 kaga duwanaa Puntland ku aaddan kaalinta Xildhibaannada iyo Senetarrada inta Somaliland maamul ahaan ka maqan tahay shirarka Golaha Wadatashiga Qaranka.

Maamulka Jubaland wuxuu ku doodayaa in Xildhibaannada iyo Senetarrda Somaliland noqdaan xubno sharafeed inta Somaliland sheeganayso inay dal gaar ah tahay kana soo jeeddo qarannimada Soomaaliya. Ma cadda sida uu madaxweynihi hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed u arko mowqifka ay Puntland iyo Jubaland ku mideysan yihiin hadda. Xubno ka tirsanaa Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa dhowaan ku biiray xisbi lagaga dhawaaqay Turkiga. Waxaa xubnahaas ka mid ah Cabdi Faarax Shirdoon, Ra’iisal Wasaarihii Hore ee Soomaaliya.

© Puntland Publish, 2025

READ ALSO

“Haddaan fiicanahay dhulkeena waa in ay ka muuqataa” – Puntland Publish

Somalia Indicators a New Chapter as President Pushes Unified Technique at Doha Discussion board – Somali Nationwide Information Company

Source_link

Tags: GolahaiskuiyokaalintamaandhaafsanMustaqbalkaPostPuntlandSenetarradaSomalilandSoomaaliyaxildhibaannada

Related Posts

“Haddaan fiicanahay dhulkeena waa in ay ka muuqataa” – Puntland Publish
Latest News

“Haddaan fiicanahay dhulkeena waa in ay ka muuqataa” – Puntland Publish

December 7, 2025
Somalia Indicators a New Chapter as President Pushes Unified Technique at Doha Discussion board – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia Indicators a New Chapter as President Pushes Unified Technique at Doha Discussion board – Somali Nationwide Information Company

December 7, 2025
Somali Prime Minister Meets Qatari Ambassador to Strengthen Ties and Deal with Drought Reduction
Latest News

Somali Prime Minister Meets Qatari Ambassador to Strengthen Ties and Deal with Drought Reduction

December 7, 2025
Leaked Turkish intelligence report warns Somalia is coming into its most fragile interval in a decade
Latest News

Leaked Turkish intelligence report warns Somalia is coming into its most fragile interval in a decade

December 7, 2025
Cincinnati seniors face hire will increase at inexpensive housing advanced
Latest News

Cincinnati seniors face hire will increase at inexpensive housing advanced

December 7, 2025
Christmas celebrations are returning to Bethlehem
Latest News

Christmas celebrations are returning to Bethlehem

December 7, 2025

POPULAR NEWS

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

September 13, 2025
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

November 17, 2023
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025
Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

May 18, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • “Haddaan fiicanahay dhulkeena waa in ay ka muuqataa” – Puntland Publish
  • Somalia Indicators a New Chapter as President Pushes Unified Technique at Doha Discussion board – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Prime Minister Meets Qatari Ambassador to Strengthen Ties and Deal with Drought Reduction
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.