• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, February 8, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Fiqi: Hoggaamiyeyaal sare oo Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib

admin by admin
January 4, 2026
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho, Jan 3 — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta sheegay in Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ay dileen labo hoggaamiye oo ka mid ahaa kuwa ugu sarreeya kooxda Al-Shabaab, kadib duqeyn si xeel dheer lavatory qorsheeyay oo ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.

Wasiir Fiqi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in howlgalkaas uu fuliyay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) 10-kii December 2025, isagoo tilmaamay in Jilib ay tahay xarun muhiim u ah Al-Shabaab, laguna diyaariyo hoggaanka, tababarrada dagaalyahannada iyo qaraxyada.

Labada hoggaamiye ee la dilay ayuu wasiirku ku kala magacaabay Cabdullaahi Cismaan Maxamed Abuu Bakar, oo lavatory yaqaanay “Engineer Ismail”, kaas oo ahaa khabiirka ugu weyn ee qaraxyada kooxda, iyo Cabdikariin Maxamed Xirsi “Qoorleex”, oo mas’uul ka ahaa ammaanka gudaha iyo qorsheynta weerarrada dibadda.

“Labadan nin waxay si toos ah mas’uul uga ahaayeen qaraxyo, dilal qorsheysan iyo falal argagixiso oo waxyeello weyn u geystay shacabka Soomaaliyeed,” ayuu yiri wasiirka.

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sidoo kale sheegay in howlgal kale oo ay fuliyeen Ciidamada Gaarka ah ee Danab, kuna dhacay deegaanka Buulo Fulaay, lagu dilay in ka badan 20 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah, isla markaana lagu burburiyay Idaacadda Andalus, oo ahayd warbaahin ay kooxda u adeegsan jirtay dacaayad.

Fiqi ayaa intaas ku daray in dib lavatory furay waddada xeebta ee isku xirta Muqdisho iyo Marka, taas oo muddo dheer ay Al-Shabaab ku carqaladeyn jirtay isu socodka dadka iyo ganacsiga.

Wasiirku wuxuu ammaanay doorka NISA ee dhinaca sirdoonka, wuxuuna uga mahadceliyay Dowladda Mareykanka taageerada hawada ee ay ka geysatay howlgalada.

“Bishii la soo dhaafay, Al-Shabaab waxay la kulantay khasaaraha ugu weyn ee hoggaanka iyo dagaalyahannada. Hoggaamiye argagixiso ah oo ka baxsan gaarta dowladda ma jiro,” ayuu yiri.

Kooxda Al-Shabaab, oo xiriir la leh Al-Qaacida, ayaa in ka badan 15 sano dagaal kula jirtay dowladda Soomaaliya iyo saaxiibadeeda caalamiga ah.

Source_link

READ ALSO

Somalia suspends parliament periods following chamber chaos

Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff

Tags: AlshabaabayaadhacdaydilayduqeynFiqiHoggaamiyeyaalJiliblaguSare

Related Posts

Somalia suspends parliament periods following chamber chaos
Latest News

Somalia suspends parliament periods following chamber chaos

February 8, 2026
Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff
Latest News

Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff

February 7, 2026
Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce
Latest News

Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce

February 7, 2026
Franjo von Allmen wins first gold medal of Milan Cortina Video games
Latest News

Franjo von Allmen wins first gold medal of Milan Cortina Video games

February 7, 2026
Buuq iyo sawaxan ka taagan xarunta baarlamaanka federaalka – Puntland Put up
Latest News

Buuq iyo sawaxan ka taagan xarunta baarlamaanka federaalka – Puntland Put up

February 7, 2026
Somalia expresses deep solidarity with the individuals of Pakistan within the explosion that killed 31 and injured extra individuals – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia expresses deep solidarity with the individuals of Pakistan within the explosion that killed 31 and injured extra individuals – Somali Nationwide Information Company

February 7, 2026

POPULAR NEWS

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s Ambassador to China Highlights Progress and Cooperation at eleventh World Peace Discussion board – Somali Nationwide Information Company

Somalia’s Ambassador to China Highlights Progress and Cooperation at eleventh World Peace Discussion board – Somali Nationwide Information Company

July 3, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia suspends parliament periods following chamber chaos
  • Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff
  • Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.