• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, June 10, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Ka Hadashay Amniga Garoonka Aadan Cadde iyo Gogosha Wadahadallada

admin by admin
February 2, 2026
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay mas’uuliyad buuxda ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si lavatory xaqiijiyo arrintaasna ay hore u meel marisay qaraarro caddeynaya baratakoollada iyo habraacyada lagu sugayo amniga Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde iyo guud ahaan caasimadda Muqdisho, taas oo horseedday xasilloonida iyo nabadda lagu naaloonayo.

Conflict-saxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka ayaa lagu sheegay in ay ka xun tahay in ay ummadda Soomaaliyeed la wadaagto in xubno ka mid ah Madasha Mustaqbalka Soomaaliyeed, oo ka mid ahaa martida ka qeybgaleysay Shirka Wadahadallada Qaran ee lagu balansanaa in uu ka qabsoomo caasimadda 1-da Febraayo 2026, ay saaka isku dayeen in ay diyaarado kusoo daabulaan ciidamo iyo hub aan la garanayn ujeeddada laga leeyahay.

Dowladdu waxay tallaabadan ku tilmaantay xadgudub ka dhan ah qaraarrada iyo habraacyada amniga ee dowladda dejisay, kuwaas oo ay waajib ku tahay in ay u hoggaansamaan dhammaan madaxda sare ee Dowladda Federaalka, madaxda dowlad-goboleedyada iyo sidoo kale madaxii hore ee dalka.

Hay’adaha amniga Dowladda Federaalka iyo Guddiga Qaban-qaabada Shirka ayaa si cad ugu wargeliyay xubnaha guddiga ku matalayay Madasha Mustaqbalka in aan la aqbali karin ciidamo iyo hub aan soo marin hanaanka iyo habraacyada amniga ee lagu heshiiyey.

Ugu dambeyn, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale caddeysay in go’aankeeda ku aaddan qabsoomidda gogosha wadahadalka uusan waxba iska beddelin, iyadoo ugu baaqday xubnaha Madasha Mustaqbalka in ay ixtiraamaan baratakoollada iyo habraacyada amniga, si lavatory xaqiijiyo in shirka uu ku qabsoomo jawi nabdoon, xasilloon oo ammaan ah.

May be an image of text

Source_link

READ ALSO

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream

Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday

Tags: AadanAmnigaCaddedowladdaFederaalkagaroonkagogoshahadashayiyoSoomaaliyaWadahadallada

Related Posts

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream
Latest News

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream

June 10, 2026
Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday
Latest News

Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday

June 10, 2026
US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter
Latest News

US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter

June 10, 2026
Puntland oo 18 askari u xirty falkii ka dhacay Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Puntland oo 18 askari u xirty falkii ka dhacay Garoowe – Puntland Submit

June 9, 2026
International Affairs Minister Holds Talks with Pakistani and Rwandan Counterparts – Somali Nationwide Information Company
Latest News

International Affairs Minister Holds Talks with Pakistani and Rwandan Counterparts – Somali Nationwide Information Company

June 9, 2026
Former Somali minister claims Israel infiltrated Somalia’s establishments
Latest News

Former Somali minister claims Israel infiltrated Somalia’s establishments

June 9, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream
  • Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday
  • US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.