• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, April 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ugu yaraan 23 qof oo ku dhintay fatahaado ka dhuftay magaalada Nairobi

admin by admin
March 8, 2026
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Nairobi, Kenya – Ugu yaraan 23 qof ayaa ku dhintay fatahaado degdeg ah oo ka dhacay magaalada Nairobi, kadib roobab culus oo ka da’ay habeenkii Jimcaha ilaa Sabtidii, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta.

Shaqaalaha gurmadka ayaa Sabtidii ka soo saaray maydadka dadka ku dhintay fatahaadda, iyadoo biyuhu ay qaadeen tobanaan gaari. Fatahaadda ayaa sidoo kale saameysay duulimaadyada garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta Worldwide Airport, oo ah kan ugu weyn Bariga Afrika.

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay inuu diray kooxo gurmad degdeg ah oo ay ku jiraan ciidamo milatari si lavatory xoojiyo howlaha badbaadinta. Madaxweynaha ayaa sidoo kale tacsi u diray qoysaska ay dhibaatadu saameysay, isaga oo sheegay in la sii deyn doono raashin ka mid ah keydka qaran si lavatory gaarsiiyo dadka ay fatahaaddu saameysay.

Xaafadda warshadaha ee Grogan, nin ilaalo ah oo lagu magacaabo John Lomayan, ayaa sheegay inuu arkay nin waayeel ah oo ukumo ku iibin jiray waddo dhinaceeda oo biyuhu qaadeen, kadibna maydkiisa laga helay gaari hoostiisa markii uu fatahay wabiga Nairobi River. Darawal bas ah oo lagu magacaabo John Mwai ayaa sheegay inuu baskiisii u adeegsaday dadka meelaha sare si ay uga badbaadaan fatahaadda.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in maydad dhowr ah laga soo saaray gawaarida hoostooda, iyadoo qaar ka mid ah dadka dhintay ay ku dhinteen koronto kadib markii khadadka korontadu ay waxyeello gaartay. Shirkadda korontada ee Kenya Energy ayaa sheegtay in biyuhu waxyeello u geysteen qalab ku yaalla xarun koronto, taasoo sababtay in ugu yaraan 14 xaafadood ay koronto la’aan noqdaan.

Booliska ayaa sheegay in ugu yaraan 71 gaari ay biyuhu qaadeen, waddooyin badan ay noqdeen kuwo aan la mari karin, isla markaana gaadiidka magaalada uu hakad galay. Fatahaaddu waxay sidoo kale saameysay guryo iyo ganacsiyo badan kadib markii nidaamka bullaacadaha uu awoodi waayay inuu qaado roobabka xooggan.

Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa sheegtay in roobabka culus ay saameeyeen duulimaadyadii ku socday Nairobi, iyadoo qaar ka mid ah diyaaradaha lavatory weeciyay magaalada Mombasa. Mas’uuliyiinta dowladda ayaa sheegay in farsamayaqaanno ay ku howlan yihiin dib u soo celinta korontada, halka kooxaha gurmadka ay weli la socdaan xaaladda wabiyada iyo bullaacadaha, iyadoo roobabku ay weli ka da’ayaan magaalada.

Source_link

READ ALSO

President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance

Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days

Tags: dhintaydhuftayfatahaadomagaaladaNairobiqofuguyaraan

Related Posts

President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance

April 17, 2026
Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days
Latest News

Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days

April 17, 2026
Somalia condemns Israel’s appointment of ambassador to Somaliland
Latest News

Somalia condemns Israel’s appointment of ambassador to Somaliland

April 16, 2026
US Navy veteran charged after spree of lethal assaults in Atlanta space
Latest News

US Navy veteran charged after spree of lethal assaults in Atlanta space

April 16, 2026
Pakistan mediates US-Iran talks amid Center East conflict
Latest News

Pakistan mediates US-Iran talks amid Center East conflict

April 16, 2026
Soomaaliya oo cambaaraysay Israa’iil – Puntland Publish
Latest News

Soomaaliya oo cambaaraysay Israa’iil – Puntland Publish

April 16, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance
  • Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days
  • Somalia condemns Israel’s appointment of ambassador to Somaliland
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.