• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit

admin by admin
April 18, 2026
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maamulka Jubaland ayaa si adag uga horyimid tallaabada ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku doonayso in ay doorasho qof iyo cod ah uga qabato gobolka Gedo.

Madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo wareysi gaar ah siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in ay is difaaci doonaan, haddii dowladda Federaalka Soomaaliya isku daydo in ay doorasho ka qabato gobolka Gedo.

“Haddii la isku dayo in Jubaland la burburiyo oo ciidanka qaranka la adeegsado tallaabo ayaan qaadaynaa, waana is difaacaynaa” ayuu yiri madaxweyne ku-xigeenka Jubaland.

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maalin ka hor shaaciyay in bisha lixaad ee sanadkan uu doorashooyin isku sidkan (Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiilada) ka qaban doono gobolka Gedo ee Jubaland.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Somalia: Mogadishu braces for mass protests over compelled evictions and demolitions

Man lifeless after taking pictures at Fountain Sq., suspect in custody

Source_link

Tags: dayodifaacaynaadoorashoFederaalkuGedohaddiiiskuPostPuntlandqabtowaan

Related Posts

Somalia: Mogadishu braces for mass protests over compelled evictions and demolitions
Latest News

Somalia: Mogadishu braces for mass protests over compelled evictions and demolitions

May 9, 2026
Man lifeless after taking pictures at Fountain Sq., suspect in custody
Latest News

Man lifeless after taking pictures at Fountain Sq., suspect in custody

May 9, 2026
Pope Leo celebrates anniversary
Latest News

Pope Leo celebrates anniversary

May 9, 2026
Saddex wariye oo lagu xiray Muqdisho – Puntland Put up
Latest News

Saddex wariye oo lagu xiray Muqdisho – Puntland Put up

May 9, 2026
Federal Authorities Showcases Justice Sector Developments at Government Gala in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Federal Authorities Showcases Justice Sector Developments at Government Gala in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

May 8, 2026
Soomaaliya oo Kusoo Bandhigtay Hormarrada Xuquuqul Insaanka Kulanka 52-aad ee UPR
Latest News

Soomaaliya oo Kusoo Bandhigtay Hormarrada Xuquuqul Insaanka Kulanka 52-aad ee UPR

May 8, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia: Mogadishu braces for mass protests over compelled evictions and demolitions
  • Man lifeless after taking pictures at Fountain Sq., suspect in custody
  • Pope Leo celebrates anniversary
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.