• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Weerar ka dhacay Calmiskaad – Puntland Publish

admin by admin
April 21, 2026
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wararka ka imanaya buuraha Calmiskaad ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay xalay jidka u gashay gaari Ambalaas oo ka soo noqday qaadista askartii ku dhaawacantay weerarkii habeen hore ee Dhaadaar.

Weerarku wuxuu ka dhacay deegaanka Daraymadoobe ee togga Jaceel oo u dhexeeya Dhaadaar iyo Tuurmasaale, waxaana wararku sheegayaan in la helay askari meyd ah, islamarkaana la la’ yahay dhakhtarkii la socday gaariga, halka askartii kale ka badbaaday weerarka.

Ciidamada Puntland ayaa weli ka hadlin weerarkii xalay iyo kii habeen hore, kuwaas oo sababay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo dhakhtar la la’ yahay.

Deegaannadaas waxaa ka go’aan isgaarsiin teleefoonka oo ay dhawaan jartay kooxda Daacish, waxaana aad u yar wararka madax bannaan ee laga heli karo deegaannadaas.

Muddooyinkii u dambeeyay waxaa soo badanayay weeraro ay gaysteen kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysata buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Somalia: Mogadishu braces for mass protests over compelled evictions and demolitions

Man lifeless after taking pictures at Fountain Sq., suspect in custody

Source_link

Tags: CalmiskaaddhacayPostPuntlandweerar

Related Posts

Somalia: Mogadishu braces for mass protests over compelled evictions and demolitions
Latest News

Somalia: Mogadishu braces for mass protests over compelled evictions and demolitions

May 9, 2026
Man lifeless after taking pictures at Fountain Sq., suspect in custody
Latest News

Man lifeless after taking pictures at Fountain Sq., suspect in custody

May 9, 2026
Pope Leo celebrates anniversary
Latest News

Pope Leo celebrates anniversary

May 9, 2026
Saddex wariye oo lagu xiray Muqdisho – Puntland Put up
Latest News

Saddex wariye oo lagu xiray Muqdisho – Puntland Put up

May 9, 2026
Federal Authorities Showcases Justice Sector Developments at Government Gala in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Federal Authorities Showcases Justice Sector Developments at Government Gala in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

May 8, 2026
Soomaaliya oo Kusoo Bandhigtay Hormarrada Xuquuqul Insaanka Kulanka 52-aad ee UPR
Latest News

Soomaaliya oo Kusoo Bandhigtay Hormarrada Xuquuqul Insaanka Kulanka 52-aad ee UPR

May 8, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia: Mogadishu braces for mass protests over compelled evictions and demolitions
  • Man lifeless after taking pictures at Fountain Sq., suspect in custody
  • Pope Leo celebrates anniversary
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.