• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, June 10, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Soomaaliya oo Kusoo Bandhigtay Hormarrada Xuquuqul Insaanka Kulanka 52-aad ee UPR

admin by admin
May 8, 2026
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Geneva, Switzerland – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiijo Maxamed Al-Makhzoumi iyo wafdi ballaaran oo ay hogaamineyso ayaa ka qeybgalay kulanka 52aad ee dib u eegista mudeysan ee Caalamiga(Common Periodic Assessment) kulankaasi oo ay kasoo qeybgaleen wufuud ka socota 108 dal oo caalamka ah waxaana wafdiga Soomaaliya ay kusoo bandhigeen kulankan hormarrada ay dowladda Soomaaliya ka gaartay hormarinta Xuquuqul Insaanka Dalkeeda Afartii sano iyo barkii lasoo dhaafay.

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeedisay kulankan oo ka qabsoomay xarunta QM ee magaalada Geneva ayaa kusoo bandhigtay khudbaddeeda guullaha isdaba joogga ah ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka gaartay sanadihii lasoo dhaafay hormarinta Xuquuqul Insaanka, guullahaasi oo ay ka mid ahaayeen lasoo wareegiddii Madax banaannida Arrimaha Xuquuqul Insaanka iyo dhismaha guddiga Qaran ee Xuquuqul Insaanka Qaranka waxaana ay Wasiiraddu uga mahad celisay dowladaha caalamka soo talooyinkooda ku aadan warbixinta dowllada federaalka Soomaaliya ay soo bandhigtay.

Kulanka waxaa talooyin iyo soo jeedimo kala duwan ka jeediyey Wufuud ka kala socota 108da dal oo kamid ah wadamada qeybta ka ah qaramada midoobeey, waxaana 104 ka mid ah ka qeybgalayaasha kala duwan ee beesha caalamku ay aad u bogaadiyeen guullaha iyo hormarrada ay Soomaaliya ka sameysay Xuquuqul Insaanka Dalkeeda oo maanta ay Dowladda Soomaaliya kusoo bandhigtay Kulanka 52aad ee qaramada midoobey ee arrimaha warbxinadda caalamka, ayadoo wafdiga Wasiiradda Qoyska ay qeyb ka ahaayeen xubno ka socday Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’isulwasaaraha Soomaaliya, Wasaaradda Cadaalladda, Xeer ilaalinta, kuwaas oo dhammaantood bandhigga warbixinta qeyb ka ahaa.

Dowladda Soomaaliya waxa ay rajeyneysaa in nidaamka dhaqan gelinta tallooyinka guddiga dib u eegista mudeysan ee UPR ay mudadan ka duwanaan doonto sanadihii hore marka lavatory eego heshiiskii ay Soomaaliya la gashay Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka QM (OHCHR), heshiiskaasi oo suurtagelinaya iney wax badan ka bedel naadaan waxyaabihii hore maadaama la socodka kormeerka iyo warbixintuba aanay noqon doonin mid bannaanka laga weriyo oo gudaha dalka laga hirgelinayo Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka QM (OHCHR).May be an image of one or more people and dais

READ ALSO

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream

Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday

Earlier articleDowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay Dib-u-dejin ah u Sameyneyso Dadkii laga Barakiciyay Muqdisho

Source_link

Tags: 52aadbandhigtayHormarradaInsaankakulankakusooSoomaaliyaUPRXuquuqul

Related Posts

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream
Latest News

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream

June 10, 2026
Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday
Latest News

Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday

June 10, 2026
US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter
Latest News

US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter

June 10, 2026
Puntland oo 18 askari u xirty falkii ka dhacay Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Puntland oo 18 askari u xirty falkii ka dhacay Garoowe – Puntland Submit

June 9, 2026
International Affairs Minister Holds Talks with Pakistani and Rwandan Counterparts – Somali Nationwide Information Company
Latest News

International Affairs Minister Holds Talks with Pakistani and Rwandan Counterparts – Somali Nationwide Information Company

June 9, 2026
Former Somali minister claims Israel infiltrated Somalia’s establishments
Latest News

Former Somali minister claims Israel infiltrated Somalia’s establishments

June 9, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream
  • Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday
  • US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.