Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa
Muqdisho – Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga tiiraanyootay dhacdo ka dhacday Isbitaalka...












