Madaxweyne Deni oo abaal-marin iyo dallacsiin isugu daray askari arrin nafhurnimo ah ka sameeyay Calmiskaad – Puntland Submit
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay abaal-marin lacageed iyo dallacsiin isugu daray L/X/Le Saleebaan Maxamed Warsame oo ka tirsan ciidamada ...





