Ciidamada Puntland oo maanta la wareegay degaanno ku teedsan togga Baallade oo Daacish ku dhuuman jirtay – Puntland Put up
Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo bayaan soo saaray ayaa sheegay in ay hawlgal qorshaysan ka fuliyeen degaannada Dhaban-qooxle, Cas-caso, Ceelka ...






