Madaxweyne Deni oo si faahfaahsan uga warbixiyay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish ee buuraha Calmiskaad – Puntland Submit
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Deni oo maanta khudbad ka jeediyay munaasabad ku saabsan bandhiga wejiga labaad ee dagaalka Ciribtirka Argagixisada ...





