Sida Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke Uga Hortagay Kala Goynta Soomaaliya – Puntland Publish
Hoggaamiye fiiro-dheer lahaa: Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuu ka hortagay in Ra’iisal Wasaare Cigaal uu maamullo deegaan-doorashooyinka beelaha Hartiga Waqooyi ...





