Taliyaha guud ee Ciidamada difaaca Puntland oo ka warbixiyay halka uu marayo Hawlgalka Calmiskaad – Puntland Put up
Taliyaha guud ee Ciidanka difaaca Puntland S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi oo maanta ka warbixiyay halka uu marayo Hawlgalkii ciribtirka Daacish ...





