Dowladda Puntland oo walaac xooggan ka muujisay qabsashadii Al-shabaab ee degmada Maxaas – Puntland Put up
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixiso ee ay maanta mileeshiyaadka Al-Shabaab ku qabsadeen ...





