Sirdoonka Puntland oo saacado Garoowe ku xannibay mas’uul ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya – Puntland Submit
Hay’adda nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland ee PISA ayaa Khamiistii saacado ku xannibtay garoonka diyaaradaha Garoowe agaasimaha waaxda Qiimeynta wasaaradda Qorshaynta ...





